Activity Report

Khadar Keyow
Khadar Keyow
@khadarkeyow
Followers: 756,161Posts: 57Following: 87
Official Account of Khadar Keyow Founder & CEO of @keyowlabel 📩 Bookings & Inquiries: bookkhadarkeyow@gmail.com
View all posts from @khadarkeyow
Fariin Dhiirrigelin ah oo ku Socota Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Fanka iyo Hal-abuurka Ku Jira

Dhalinyarada fanka waa walaalo,waa saaxiibo,waa dad isku hal ah,isku hiiliya,waa in la is dhawraa,la is taageeraa,la is garab istaagaa.

Shaqsi ahaan,anigu kama mid ihi dadka si toos ah uga qayb qaata siyaasadda,laakiin qalbigayga mar walba wuxuu la jiraa dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan dunida,waxaan aaminsanahay in dhalinyaradu yihiin laf-dhabarta mustaqbalka ummadda,hal-abuurkoodana aan la ilaawi karin.

Waxaan u istaagay inaan u doodo nabadda,horumarka iyo baraaraha,waxaan si cad uga soo horjeedaa mukhaadaraadka, dagaalka, qabyaaladda,iyo falalka xun sida kufsiga,intaas waxaa sii dheer,waxaan si joogto ah ugu ololeeyaa in la garab istaago,la caawiyo,lana taageero dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku sugan duruufaha adag.

Safarkeygu ma aha socdaal aan ka tagay gurigayga ee waa garasho ah inaan joogay gurigeygii,berritana aan kusoo noqonayo gurigeygii.Fanku waa farshaxan,waa hal-abuur,waa dareen in la siyaasadeeyo fanka,suugaan ahaan uma fiicna,gaar ahaan dhalinyarada ku jira mihnaddaas oo u baahan xorriyad iyo dhiirrigelin.

Waxaan ku boorinayaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed in ay is garab istaagaan,is qiimeeyaan,una istaagaan midnimo,horumar iyo iftiin ay ummaddooda u horseedi karaan.

Fanaan ahaan,weligay kama jawaabin fanaaniin ama dad kale oo igu soo qaaday hadallo aan wanaagsanayn,waxaana doorbiday inaan ka aamuso. Aamusnaantaas waxay qayb ka tahay qadarin iyo xushmad aan u hayo dadka xitaa marka ay wax aan ahay igu tilmaamayaan.Fanka wuxuu leeyahay sharaf iyo miisaan,waxaana ka mid ah in la yeesho xasillooni iyo samir.

Gabagabo: Fanku wuxuu ka sarreeyaa kala-qaybsanaan,wuxuuna astaan u yahay midnimo iyo is-xilqaamid.Sidaas darteed,fanaan kasta waa inuu garwaaqsadaa mas’uuliyadda culus ee uu u hayo bulshada oo dhan,kana fogaadaa wax kasta oo dhaawici kara isu-tanaasulka iyo wada-noolaanshaha.

Fariin Nabadeed 
Fanaan Soomaaliyeed 
Khadar Ibrahim (Khadar Keeyow)
59 2546
Waqtigii Tagay Ee Adkaa Muxuu Nin rag Ciilay Nacas MaantaSa sabay Somalia ha nolaato Hana is raacdo amiin 🤲
9 388 8120
"Huge congratulations to the beautiful couple!
Yasiin & Sihaam 
It was such a joy to be part of your night , and
I'm wishing you a lifetime of love and endless happiness together.
101 611 21005
Aqoon' la'ani waa Iftiin la'aanee
56 1699
Jimco wangsan Dhamaan Ixtiraam & Wanaag Wuxuu ka bilaawdaa" gurigaada Sido kale Aqlaaq af gaabni Waxaad ku heli kartaa Darjo waxaadan  aheen noqon meeysid Habeen wangsan F&F
101 5031
Ramadan Kareem from Keyow Label to all our amazing fans! May this blessed month bring peace, prosperity, and countless blessings to you and your loved ones. 🌙 #ramadankareem
5 3
Qosol Adigoo laheen Qasab Ha Uraadin 😂🙌🏼🤐
13 3
Dadkoo-kugu mashqulaa ku daro dheeriya 🙌🏼
13 3
New year new blessings🙏🏻🤍
12 1546
Si walbood u tahay diric
Kalsoonidu u tahay deeq
Waxa jira qof duunyada
Dulinimo ku raadshee
Hiigso Dayaxa kaa dheer.🤔 @beingfiili ✍️
21 2394
Hadii Aad hadaf Mar ledahay hamiga aad ledahay waad gaari Ee haka raja dhigin marnaba 🙏
42 2307
Ciid Mubarak 🙏 dhamaan
66 5910