Activity Report

cali zaki    🐅
cali zaki 🐅
@alizaki_official
Followers: 663,748Posts: 692Following: 102
Owner Of @zaki__style
View all posts from @alizaki_official
Riyo Uu Nin Rageed Walba Ku Hamiyo Ayaa ii Rumowday. 
Majirto Wax Ka Qurux Badan inaad Soo 
Cimraysato iyadoo Hooyadaa Macaan Ay Gacanta Midig Kuhaysato, Xaaskaaguna Gacanta Bidix Kuhaysato 

Tan iyo Maalintaan Qaangaadhay Waxaan Ku Fekeri Jiray inaan Hooyaday Macan Mar Uun Xaramka ilaahay Ee Barakaysan Geeyo 
Marar Badan Oo Ay ii Suurto Gali Wayday Kadib Maanta Ayay Riyadaasi ii Rumowday Waliba Waxa iisii Dheer Farxad Kale 
Farxadaas Oo Ah inaan Hooyaday Macaan iyo Xaaskayga Halmar siwada Jira Ugeeyo Cimrada 
Waxan Rajaynayaa Anagoo Sidan isugu Duuban Oo wada Faraxsan inaan Mararkale Oo Badan Kusoo Noqono Dhulkan Barakaysan Ee Khayrka Badan insha’allah 

Alhamdulilahi Rabil Caalamiin🤲❤️🕋
176 15563
Dalkayga, Calankayga iyo Dadkaygaba Aad Baan Ujeclahay💚🤍❤️🩸
53 5510
Waxaa Hiil iigu Filan 
inaad Happy ii Tihiin, Labadaydii Walaal 🫂❤️🌏
@abdijibar_gacaliye  @hibaaq_gobaad1
136 16182
🤍🖤
6 540
9 232 5827
#weddingtime🎉
7 291 7570
💙🖤
11 753
#weddingnight 🔥
9 461 15777
#weddingvibes
12 666 31846
Waxaad tabcataa karoon 
Wuxuu kutaro nafluhu. ✔️
16 799
Gobtu dhabar adaygbay 
Duruufaha ku dhaaftaa. ✔️
12 717
Wedding photos 🔥
16 1144 39155